(Sawiro) Munaasabad baroordiiq ah oo loo sameeyey Marxuum Max’ed Qanyare oo lagu kala qabtay London & Amsterdam

Waxgarad kala duwan oo ay ku jiraan siyaasiyiin, aqoonyahanno, madax ka tirsan jaaliyadaha Soomaalida iyo shaqsiyaad magac ku leh qeybaha bulshada ayaa xalay munaasabad baroordiiq iyo duco ah ku kala sameeyeen  Magaalooyinka London iyo  Amsterdam ee Dalalka Ingriiska iyo Nederlands AUN Maxamed Khanyare Afrax oo 28ka bishii hore ku geeriyooday Muqdisho. Kulanka 1 aad :- … Continue reading (Sawiro) Munaasabad baroordiiq ah oo loo sameeyey Marxuum Max’ed Qanyare oo lagu kala qabtay London & Amsterdam